fbpx
Description

African Real Estate in Mogadishu, Somalia, Somali Republic

Shirkada Goosaar Property waxa ay macamiisheeda u heesa guri kiro ah.

Goobta: Wadajir, Madiina gate
Qiimaha: $1,500

Gurigan waa guri dabaq qeyb kore iyo qeyb hoose, qeybta kore waxa ka dhisan 3 qol 2 musqul qol ka mid suuli ayuu leeyahay.

Qeybta hoose waxa ka dhisan 4 qol 3 musqul jiko waxaana lagu xareyn kara 3 ka mid ah gawirada raxada.

Naga soo wac: 0615926648/0623337778

Facebook
Google+
LinkedIn
WhatsApp
SMS
Messenger

Property Type